Dowlad aan looga baran oo shaacisay iney gargaar u soo direyso Soomaaliya

Dowlada Azerbaijan ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay caawiso Somalia oo wajahaysa xasarad insaan-nimo ka dib markii ay fatahaado ku dhufteen qaar ka mid ah gobolada dalka. Wasiirka arrimaha Dibada ee dalka Azerbaijan Elmar Mammadyarov oo ka hadlay shirka heer wasiir ee Dalalka Islaamka ee Qadar ku qabsoomay. Wasiirka ayaa sheegay inay daruuri tahay … Continue reading Dowlad aan looga baran oo shaacisay iney gargaar u soo direyso Soomaaliya